Khudbadii Jimacaha ee Masjidka Al-Huda Sheekh Dr.Cabdiwali Maxamed (Daawo)
(January 31, 2016)
Finland:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha Masjidka Al-Huda ee dalka Finland waxaana jeediyey Sheekh Cabdiwali Sheekh Maxamed Xaaji Yuusuf waxaana uu Sheekhu kaga hadlay khudbadiisa Hawa
Duulimaadyo ka bilaawday Garoonka Caalamiga ee magaalada Boosaaso (Masawiro)
(January 31, 2016)
Boosaaso:-Garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee magaalada Boosaaso ayaa maanta waxaa si rasmi ah uga bilaawday duullimaadyadii caalamiag ahaa ee ugu horeeyey oo jet-ka ahaa waxaana saaka soo cagadhigta
Khudbadii Madaxweynaha Zimbabwe Robert Mugabe uu ka jeediyey shirka IGAD uu ku sheegay in Afrika la gumaysto.[Daawo]
(January 31, 2016)
Addis:-Madaxweynaha dalka Zimbabwe Robert Mugabe ayaa Khudbadii uu ka jeediyey shirkii 26aad oo ay iskugu yimaadaan Madaxda Midowga Afrika waxaa ay yeelatay xiiso badan ka dib markii uu ka hadlay qadi
Wasiirka Gaashaandhigga DFS iyo Ingiriiska oo kala saxiixday Heshiis dhanka Ammaanka ah.[Masawiro]
(January 31, 2016)
Muqdisho:-Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo Danjiraha Boqortooyada Ingiriiska u fadhida Soomaaliya Amb Harriet Mathews,  ayaa maanta xarunta safaaradda Ingi
Wefdi ka socda Beesha caalamka oo Kismaayo soo gaaray.[Masawiro]
(January 31, 2016)
Kismaayo:-Wefdi ka socda Beesha caalamka oo uu horkacayey Safiir ku xigeenka Dalka Ingiriisa Adruu Elan ayaa soo gaaray magaalada Kismaayo Barqanimadii a maanta, Waxaana halkaas ku soo dhaweeyey Madax
Madaxweynaha DFS oo shir Madaxeedka Midowga Afrika uga waramey xaaladda Soomaaliya
(January 31, 2016)
Addis:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Madaxda Midowga Afrika u sheegay in Soomaaliya ay ku tallaabsatey horumar la taaban karo ee dhinaca siyaasad
Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble oo Golaha 88 uga Faallooday Go’aankii DFS ee Doorashada Soomaaliya.[Dhagayso]
(January 31, 2016)
Faysal Cabdi Rooble oo ah aqoonyahan Soomaaliyeed kana faallooda arrimaha siyaasadda iyo amniga Geeska Afrika ayaa xalay la wadaagay Golaha Gorfeynta Siyaasadda Soomaaliya ee 88, aragtidiisa ku aadan
Madaxweynaha Puntland oo Maanta Booqday Xarunta Ciidanka Badda Puntland.(Masawiro)
(January 31, 2016)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 31-Jan-2016 kormeero u-kuur gal ah  ku tegey goobo ay ka-mid yihiin Xarunta Dawladda Hoose ee Degmada Boosaaso, Cusbitalka gu
Madaxweynaha Gal-Mudug ”Madaxda DFS ayaa lahaa go’aankii ka soo baxay shirkii Muqdisho”[Dhageyso]
(January 30, 2016)
Cadaado:-Madaxwaynaha Maamulka Gal-Mudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa maanta galinkii dambe dib ugu Laabtay magaalada Cadaado ee xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka Gal-Mudug waxaana uu faahfaahi
Ra’iisul wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid oo difaacay go’aankoodii doorashada 2016 ee 4.5.[Dhagayso]
(January 30, 2016)
Muqdisho:-Ra'iisul-wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rasiid Cali Sharma'arke ayaa marti ku ah barnaamijka Martida Makrafoonka, wuxuuna sharxayaa go'aankii dowladda ay ka gaartay qaabka doorasho ee Soomaali

Next Page »