Sheekh Dr Cabdinuur Maxamed Maxamuud oo baaq adag u diray Madaxada DFS (Daawo)

December 31, 2015 - Written by Editor

4741770568Sheekh Dr Cabdinuur Maxamed Maxamuud oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ayaa baaq adag u diray madaxada DFS ,culumada ,waxgaradka ,Ismida iyo dhamaan umada Soomaaliyeed waxaana uu ugu baaqay in ka hortagaan kooxaha qowleystada ah ee ka faafinaya dalka Madhabka Baadilka ah ee Shiicada.
Sheekh Dr Cabdi Nuur Maxamed ayaa waxaa uu umada Soomaaliyeed uga digay khatarta Shiicada waxaana uu tusaale u soo qaatay dhibaatada ay shiicada ku hayaan dalalka Suuriya ,Ciraaq,Yemen iyo Naijeeriya.

Sheekh Dr Cabdinuur Maxamed Maxamuud ayaa ugu baaqay madaxada DFS in ay dalka ka ceyriyaan safiirka dalka Iran iyo hay,daha laga leeyahay dalka Iran isaga oo xasuusiyey in alle la xisaabtami doono masuuliinta DFS hadaysan wax ka qaban sharta Shiicada .
Ciidanka nabadsugida DFS ayaa gacanta waxay ku dhigeen oo ay  soo bandhigeen rag faafinayey madhabka Shiicada.

Hoos ka Daawo Baaqa adag u diray Sheekh Dr Cabdinuur Maxamed Maxamuud Madaxada DFS

Halgan.net
London

Leave a comment

*

Archives
December 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online