Raisulwasaaraha DFS oo gaaray magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar.

September 26, 2016 - Written by Editor

sharmaarkeQardho:-Ra’isal wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmake iyo wafdi uu horkacayo ayaa goordhow gaaray magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar .waxaana halkaas ku soo dhaweeyey gudoomiyaha iyo duqa Degmada Qardho .

Wafdiga Raisulwasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmake ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Qardho waxaana la filayaa in Raisulwasaraha uu la kulmo odayaasha iyo waxagaradka magaaalada Qardho.

Cumar Cabdirashiid Cali Sharmake Raisulwasaaraha DFS ayaa waxaa socdaalkiisa ku weheliya mas’uuliyiin katisan xukuumadda Puntland, Xildhibaano katirsan DFS  iyo siyaasiyiin waxaana ay ku suganaan doonaan magaalada Qardho mudo 2 maalin ah.

Raisulwasaaraha DFS ayaa waxaa uu taageero ka rabaa Odayaasha iyo Cuqaasha magaalada Qardho maadaama uu yahay Musharax u taagan xilka Madaxeynaha Soomaaliya waxaana ay socdaalkiisan qeyb ka tahay olalaha loolanka Doorashada .

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online