Dr.Siyaasi Cali Xaaji oo laga waraystay xaalada amniga iyo hannaanka Geeddi-socodka Doorashooyinka 2016.[Dhagayso]
(September 6, 2016)
Nairobi:-Dr.Siyaasi Cali Xaaji Warsame oo soo noqday Wasiirka Waxbarashada Puntland 2014 ayaa waxaa waraysi gaar ah siiyey Golaha 88 waxaan laga waraystay socdaal dheer oo uu ku tegay magaalada Muqdis
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka hadlay joojinta qaadka (Dhageyso)
(September 6, 2016)
Khaadka ay dowladda federalka hakisay ayaan ka hirgelin gobolada Puntland, iyadoo maamulka uu sheegay in dowladda federalka aysan si gaar ah xor uga aheyn go'aanadaas. Arintaa iyo amniga guud ee go
Madaxweynaha DFS oo soo saaray wareegto ku saabsan habraaca hawlaha dowladda ee waqtiyada doorashada 2016
(September 6, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo saaray wareegto ku saabsan habraaca shaqada dowladda ee waqtiyada doorashada. Wareegtadan aya khus
Shirka Madasha Wada Tashiga Qaran oo ka furmay Muqdisho iyo Gaas ka qeyb galay (Masawiro)
(September 6, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 06 September, 2016 waxaa uu ka qayb galay shirka Madasha Wada Tashiga Qaran ee doorashada Soomaaliya, kulankaas oo k
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Muqdisho Kula Kulmay Ku Simaha Safiirka Dawladda Qadar ee Soomaaliya.[Masawiro]
(September 6, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas oo maalinimadii shalay safar shaqo ku tagay magaalada Muqdisho ayaa maanta 06 September, 2016  kulan khaas ah la qaatay ku simaha