Madaxweynaha JFS oo lagu soo dhaweeyey dalka Boqortooyada Sacuudiga (Masawiro)
(February 23, 2017)
Riyaad:-Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si diiran waxaa  loogu soo dhaweeyay maanta wadanka Boqortooyada Sacuudiga gaar ahaan magaalada Riyaad ee x
Puntland oo soo dhaweysay Ra’iisul wasaarah cusub ee JFS Xassan Cali Kheyre
(February 23, 2017)
Garoowe:-Warsaxaafeed ka soo baxay DowladdaPuntland ayaa lugu soo dhaweeyay magacaabista Ra’iisul wasaaraha cusub ee dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre. Puntland ayaa warsaxaafadeedka
Ra’iisul wasaaraha cusub ee dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka hadlay xilka loo magacaabay.[ Video]
(February 23, 2017)
Muqdisho:-Ra’iisul wasaaraha cusub ee dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre, ayaa soo dhaweeyey xilka Ra'isul wasaar nmo oo uu u magacaabay madaxweynaha JFS Maxamed C/laahi Farmaajo isag
Madaxweynaha JFS Maxamed C/laahi Farmaajo oo u ambabaxay Wadanka Sacuudiga
(February 23, 2017)
Madaxweynaha JFS ayaa waxa uu saakay u ambabaxay dalka baqortooyada Sacuudiga Carabiya waana safarkiisii ugu horeeyey ilaa intii loo doortay Madaxweynaha Soomaaliya. Madaxweynaha JFS Maxamed C/laah
Madaxweynaha JFS oo Xasan Cali Kheyre u Magacaabay Ra’iisulwasaaraha JFS
(February 23, 2017)
Muqdisho:-Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa waxaa uu u magacaabay xilka Raisul Wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre. Ra’