Faah Faahin Qarax ka dhacay caawa magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.[Dhagayso]
(May 23, 2017)
Boosaaso:-Wararka ugu danneeyey ee ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa sheegay in laamaha amnigu ay aqoonsadeen qofka caawa qarax ka geysatay magaalada Boosaaso. Qofka Ismiidaa
Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari
(May 23, 2017)
Wararka ka imaanaya magaalada Bosaaso ee Gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegaya in qof ismiidaamiyay uu isku qarxiyay bar kontorool oo ciidamada Puntland ay gaadiidka ku baadhayeen. Goobta qaraxa l
Muxaadaraad ku saabsan Ramadaanka 1-3 Sh.C/naasir Xaaji axmed.(Daawo Video)
(May 23, 2017)
Laascaanood:-Waxaan maanta idiin soo gudbinaynaa muxaadaraad ku saabsan Ramadaanka oo uu Sh.C/naasir Xaaji Axmed uu ka jeediyey sanadkii 2012 Masjid ka Jaamaca ee magaalada Laascaanood ee xarunta Gobo
Ra’iisul Wasaare Khayre oo dhiirigeliyey Ciidankmada Howlgalka Muqdisho oo hub soo ururiyey.[Masawiro]
(May 23, 2017)
Muqdisho, 22 May 2017 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta booqday xarunta Ciidamada wadajirka ah ee fulinaya Qorshaha Xasilinta Caasimada Muq
Labo iyo labaatan ku dhimatay qarax ka dhacay Manchester.[Masawiro]
(May 23, 2017)
Manchester:-Labo iyo labaatan ruux oo ay ka mid yihiin carruur ayaa hadda la ogyahay in ay ku dhinteen 59 kalana ay ku dhaawacmeen weerar argagixiso looga shakisan yahay oo ka dhacay magaalada Manches