Ogaysiis Muhiim ah:-Nadwo Cilmiyeed ka bilaaban doonta magaalada Berbera.
(January 17, 2018)
Berbara:- Waxaa la ogaysiinaya dhamaan bulshada ku dhaqan Magaalada Berbera iyo nawaaxigeeda in Nadwo Cilmiyeedkii sannadlaha ahay ay ka bilaaban doono magaalada Berbara 20/1/2018 Habeenka sabtidu soo
Madaxweynaha Puntland oo lagu dhoweeyay Magaalada Dhuusamareeb.[Masawiro]
(January 17, 2018)
Dhuusamareeb:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb waxaan si wadajir ah ugu soo dhoweeyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf
Madaxweyne Farmaajo oo u tegay Dhuusamareeb si loo dhammeystiro heshiiskii Galmudug iyo Ahlu Sunna
(January 17, 2018)
Dhuusamaree:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda iyo dib u heshiisiinta ee uu ku marayo qeybo ka mid ah gobollada dal