Wasiir Dowlaha dekedaha Puntland Axmed Saciid oo lagu dhaawacay Boosaaso
(January 31, 2018)
Boosaaso:-Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari  ayaa waxaa ay sheegayaan in  Wasiiru dowlihii wasaaradda dekaddaha Puntland, Axmed Saciid galabta lagu dhaawaca
Jaamacadda bariga Afrika iyo horumarka ay ka samaysay dhanka Tiknooloojiyada cusub.[Masawiro/Video]
(January 31, 2018)
Boosaaso:-Galbnimadii isniinta 29/1/2018 ayey ku guulaysteen gudiga ardayda ee dhinaca IT-ga inay kiciyaan diyaarada nooca daroonis-ka ah oo qabanaysa adeegyo kala duwan oo ay ugu muhiimsan yihiin dhi
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo magacaabay Guddiga xalinta Cabashooyinka Dawladda.
(January 31, 2018)
Garoowe:-Digreeto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu magacaabay guddiga xalinta cabashooyinka Dawladda Puntland, kadib markii ay kasoo baxda