Jaamacadda bariga Afrika iyo horumarka ay ka samaysay dhanka Tiknooloojiyada cusub.[Masawiro/Video]

January 31, 2018 - Written by Editor

Boosaaso:-Galbnimadii isniinta 29/1/2018 ayey ku guulaysteen gudiga ardayda ee dhinaca IT-ga inay kiciyaan diyaarada nooca daroonis-ka ah oo qabanaysa adeegyo kala duwan oo ay ugu muhiimsan yihiin dhinaca qaadista filimida iyo muuqaalada iyo adeegyo kale. Diyaaradda oo jaamacadu sanadkaan ku soo kordhisay laababkii agabka tiknooloojiyada ee ardaydu ku tabobaran jireen, gaar ahaan ardayda barata information tecnology-ga iyo ingneering-ka IWM ayaa waxaa kale oo loo adeegsan doonaa qaybaha cilmi baarista iyo anshida kala duwan ee Jaamacadda, waxaan kale oo ka maqnayn in looga faaiideeyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeed.

Si kastaba ha ahaatee Jaamacadda ayaa waxaa ka go’an in ay la jaanqaado horumarka Aadanuhu gaaray oo fududaynaya adeegyada nolosha si ay u soo saarto aqoonyahan maarayn kara caqabadaha umadda hortaagan.

Hoos ka Daawo Jaamacadda bariga Afrika iyo horumarka ay ka samaysay dhanka tiknooloojiyada cusub.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2018
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online