Agaasimaha warfaafinta ee madaxtooyada KGS oo la magacaabay

April 1, 2019 - Written by Editor

Baydhabo:-Agaasimaha guud ee madaxtooyada dowlad goboleedka koonfur galbeed Soomaaliya Mudane Ibraahim C/qaadir Maxamed ayaa agaasimaha waaxda warfaafinta ee madaxtooyada u magacaabay mudane Maxamed Cali Ibraahim ( Bandhawow).

Mudane Maxamed Bandhawow ayaa ah wiil dhalinyaro ah oo firfircoon mudana ka soo shaqeynaayay warbaahinta madaxa banaan, waxaan aaminsanahay inuu ka soo bixi karo masuuliyadda lagu aaminay.

Hoos ka Akhriso Agaasimaha warfaafinta ee madaxtooyada KGS oo la magacaabay.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2019
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online