Madaxweyne Deni oo cafis u fidiyey 5 xubnood oo la xukumay
(January 16, 2020)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid C/llaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr.11 oo ku taariikheysan January 15, 2020 cafis gaar ah ugu fidiyey 5 xubnood oo dhowaan Xukun Maxkamadeed u
Madaxweynaha Jubaland oo si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Boosaaso (Video+Masawiro)
(January 16, 2020)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa garoonka diyaaradaha ee magaaladda Boosaaso kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hoggaami
Madaxwaynaha Jubbadalnd oo u ambabaxay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.
(January 16, 2020)
Kismaayo:-Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka u amabaxay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.Safarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Mad
Sh Idirs oo waraysi uu siiyey Tv-ga Universal kaga hadlay dowladnimada iyo diinta
(January 16, 2020)
Nairobi:-Sh Mohamed Idirs Ahmed ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyey Tv-ga Universal waxaa uu uga hadlay xaalada Soomaaliya iyo weilba wax ay diinta Islaamku ka qabto dowlada nimada iyo diinata iyo weli