Qarax lala beegsaday shaqaale Turkey ah
(January 18, 2020)
Ugu yaraan saddex qof ayaa geeriyooday 20 kale oo ay ku jiraan muwaadiniin Turkey ahna waa ku dhaawacmeen ka dib markii weerar loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga buuxiyay uu ka dhacay degmada
Shirkii Xukuumadaha Puntland iyo Jubbaland oo ka qeyb gashay.
(January 18, 2020)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qeybgalay Shirka Xukuumadaha Puntland iyo Jubbaland, oo hada ka socda xarunta madaxtooyada ee magaaladda Boosaaso. Shirkan