Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay Madaxda Ereteriya, Itoobiya
(January 27, 2020)
Madaxda dalalka iyo dowladaha Ereteriya, Itoobiya, iyo Soomaaliya ayaa magaalada Asmara ku kulmay 27-ka Jannaayo, 2020. Saddexda hoggaamiye waxa ay yeesheen wadahadallo toos ah oo qotodheer