Maxkamadda Darajada 1aad ee Gobolka Bari oo riday xukun kala duwan.
(January 5, 2020)
Maxkamadda Darajada Koowaad ee Gobolka Bari, ayaa maanta ku riday xukunno kala duwan Siyaasiyiin iyo Odayaal loo heystay inay eedeyn iyo aflagaado u soo jeediyeen Madaxda Dowlad Goboleedka Puntland