Madaxweynaha Gal-Mudug oo magacaabay afhayeenka Madaxtooyada Gal-Mudug
(January 26, 2020)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Dualle Gelle Xaaf ayaa Maxamed Xasan Faynuus u magacaabay Afhayeenka Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Galmudug. [ngg src="galleries" ids="3
Wasiirka Arrimaha gudaha PL oo safar shaqo ku tegay Degmada Qandala.[Masawiro]
(January 26, 2020)
Qandala:- Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha DPL Mudane Maxamed Dhabancad oo isugu jira labada Golle ee Dowladda Puntland maamulka Gobolka bari Taliska qeybta Gobalka iyo Mada
Shirka Madasha Bahwaagta Shaqo ee TPEG ayaa looga hadlay qodobo dhowr ah.
(January 26, 2020)
Garoowe:-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arimaha Gudaha Federaalka Iyo Dimuqraadiyenta Puntland Maxamed Musadaq Somajeeste iyo Agaasimaha Waaxda Dimuqraadiyeynta ee Wasaarada Arrimaha Gudaha Marwo Hodan
Wasaarada waxbarashada PL oo shaacisay heshiisyaddii ay la gashaya Dowladda Federaalka ee aan fulin
(January 26, 2020)
Garoowe:-Wasaaradda Waxbarashada Puntland waxa ay la wadaagaysaa dhamaan dadka Soomaaliyeed jawaabteeda iyo heshiiyada hoos ku xusan sida wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Puntland Mr Cabdullaahi Maxa
Shaakir: Ahlu-sunna Waxay Dooneysaa Jagooyinka Sare ee Galmudug
(January 26, 2020)
Ururka Ahlu-sunna ayaa mar kale dhaliilay habka ay dowladda Soomaaliya u maamuleyso hannaanka dhismaha maamulka Galmudug. Qoraal uu soo saaray Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Ca