Jadwalka doorashada madaxtinimada Galmudug oo la shaaciyay

January 21, 2020 - Written by Editor

Guddiga doorashada Ee Maamulka Galmudug, ayaa maanta si rasmi ah loo shaaciyay sida ku cad Shaxda Jadwalka araajida iyo taariikh nololeedka Musharixiinta u tartameyso madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenada.waxaa la qaban doonaa 22-23-ka bishan January.

Guddiga ayaa sidoo kale shaaciyey in 26 January la dhageysan doono khudbadaha musharixiinta xilka madaxweynaha halka 27 la dhageysan doono khudbadaha musharixiinta madaxweyne ku xigeenada.

Guddiga ayaa waxaa uu 30 January u asteeyey inay dhici doonto Doorashada Madaxweynaha Galmudug hadii alle idmo.

Halgan.net
M_M Deeq
Gaalkacyo

Comments are closed.

Archives
January 2020
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online