Dagaalka maanta ka dhacay magaalada Garbahaareey ee Xarunta gobolka Gedo
(May 2, 2011)
Garbahaareey:-Waxaa saaka ka qarxay duleedka Magaalada Garbahaareey ee Xarunta gobolka Gedo dagaal u dhexeeya ciidamo sheegay in ay raacsan yihiin DFKM iyo ciidanka Al-shabaab , dagaalka ayaa bilowday
Madaxweynaha DFKM Shariif Sh Ahmed oo soo dhaweeyey dilkii Sh Usaama Bin Laden
(May 2, 2011)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFKM Sh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxaa uu soo dhaweeyay dilka hogaamihii ururka Al-qaacidda Usaama Bin Ladin oo ay saaka dileen ciidamo ka tirsan sirdoonka ee dalka Maraykanka
Sheikh Xasan Daahir Aweys oo ka hadlay dilkii Sh Usama Bin-Ladin
(May 2, 2011)
Sheikh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah saraakiisha Shabaabul Mujaahidiin ayaa waxa uu ka hadlay dilkii loo geystay hoggaamiyihii Al-Qacida Usama Bin-Ladim. Sheikh Xasan Daahir Aweys oo saaka u wara