Madaxweynaha dowllada Puntland Dr.C/raxmaan Faroole oo ku soo laabatay Garoowe
(July 16, 2011)
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa maanta waxaa uu dib ugu soo laabatay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland . Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Max
Nadwadii 4aad oo xalay ka furantay magaalada Gaalkacyo gaar ahaan Masjidka Ramadaan
(July 16, 2011)
Gaalkacyo:-Masjidka Ramadaan ee magaalada Gaalkacyo waxaa xalay si rasmi ah uga furmay nadwadii afraad, nadwadan oo halku dhaggeedu yahay فاتقوا الله وأصلحوا ذات بينكم waxaa f