Ciidan Boolis ah oo tababar shalay uga furmay xarunta kuliyada ciidanka booliska ee Carmo
(May 7, 2011)
Boosaaso:-Waxaa shalay ka bilowday xarunta tababarka ee ciidanka Booliska ee Carmo ee gobolka bari tababar loo furay ciidamo ka tirsan ciidanka Booliska ee Puntlland, ciidanka loo furay tababarka ayaa