Wax ciidan ah looma dirin Baargaal iyo Caluula Wasiirka amniga Puntland
(May 9, 2011)
Garoowe:-Wasiirka amniga dowllada Puntland Gen.Yuusuf Axmed Kheyre oo maanta la hadlay saxaafada ka howlgasha Puntlland ayaa beeniyey in ciidanka Daraawiishata Puntlland ay weerar ku yihiin degaan
Madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Axmed oo kulan la qaatay Guddiga dib u heshiisiinta
(May 9, 2011)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta waxaa uu kulan kula qaatay xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya Guddiga dib u heshiisiinta Qaranka waxaana uu ka dhageystay warbixino k
Madaxweynaha DFKM Shariif Sh Ahmed o dib ugu soo laabtay Muqdisho
(May 9, 2011)
 Muqdisho:-Madaxweynaha DFKM Shariif Sh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa galabta dib ugu soo laabatay magaalada Muqdisho ka dib markii uu ka soo qeybgalay xaflad lagu caleemo saarayey markii sedex