Dr.Cumar Cabdirashiid oo waraysi siiyey BBC-da.(Dhagayso)
(May 10, 2011)
Nairobi:-Ra.iisul wasaarihii hore ee DFKM Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke oo shalay waraysi gaar ah siiyey Idaacada BBC-da laanteda afka Soomaaliga ayaa waxaa uu ka waramay xaalad da siyaasadeed