Guddoomiyaha Baarlamaanka DFKM oo sharci-daro ku tilmaamay xildhibaano la xanibay
(May 11, 2011)
  Muqdisho:-Guddoomiyaha Baarlamaanka DFKM Shariif Xassan Sh.Aadam ayaa sharci-darro ku tilmaamay xannibaadii shalay loo geystay xubnihii baarlamaanka ee doonayey inay u dhoofaan magaalada Nairobi ee