Madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Axmed oo booqday xarumaha wasaaradaha ee Puntland
(August 28, 2011)
Garoowe:-Madaxweynaha DFKM Shariif Sh Axmed oo maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Dowlada Puntland ayaa socod ku soo dhexmaray magaalada garoowe waxaana uu socdaka ka soo bilaabay wadada laami
Habeenkii 4-aad Taraawiixda Masjidka Cumar Ibnu Khadaab iyo Sh.Maxamed Macalin oo yimid magaalada Qardho
(August 5, 2011)
Qardho:Waxaa si habsami leh uga socda Masjidka Cumar Ibnu Khadhaab ee magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar saaladii Taraawiixda waana habeenkii 3-aad iyadoo dad weyne fara badan ay ku soo tukad