Guddoomiyaha Jaamacadda Bariga Afrika Dr.Cabdirisaaq Hiirad oo waraysi bixiyey.[Daawo Video]

December 31, 2012 - Written by

Boosaaso:-Guddoomiyaha Jaamacadda Bariga Afrika Dr.Cabdirisaaq Hiirad ayaa  ka warbixiyey horumarka ay hiigsaneyso Jaamacadda isagoo xog waran iyo waraysi gaar ah siiyey  Taleefishinka Somalichannel ,Guddoomiya Jaamacadda Bariga Afrika Dr.Cabdirisaaq Hiirad  ayaa waxaa uu waraysigiisa uga waramay xaaladaha kale duwan ee ay soo martay Jaamacadda Bariga Afrika.

Jaamacadda Bariga Afrika ee xarunteedu tahay magaalada Boosaaso ayaa waxaa ay ka mid tahay Jaamacaddaha ugu waaweyn ee markii ugu horaysay laga yagleelay degaanada Puntlland gaar ahaan magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.

Hoos ka Daawo Waraysiga Guddoomiyaha Jaamacadda Bariga Afrika Dr.Cabdirisaaq Hiirad

Source :SomaliChannel

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

231,959 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>