Nadwo Cilmiyeed lagu qabtay South Afrika oo ay culumada Muxaadarooyin ka jeedsheen

December 30, 2012 - Written by

Johannesburg:-Nadwo Cilmiyeed ka socota dalka South Afrika  ayaa culumo socdaal dacwo ku gaaray dalka South Afrika waxay ka jeediyeen muxaadarooyin kala duwan waxaana Nadwada ay culumada u jeediyeen jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka South Afrika

Culumada ayaa muxaadarooyinkooda waxay ka kala jeediyeen Masjid Al shaafici magaalada Johannes burg 24/12/2012 ilaa 27/12/2012.Masjid Assunnah, Xaafadda Bellville ee Magaalada Capetown 28/12/2012 .waxaana culumada sanadkan Mutamarka ka qeyb galaya ka mid ah

Sheekh Maxamed Idirs Ahmed
Sheekh Maxamed Cabdi Umal
Sh. Maxamed Cusmaan Calasow.
Sheekh Cabduraxiim Abu Ceyneyn.
Sh. Cusmaan Cali faarax.

Mutamarka ayaa sidoo kale ka bilaaban doona 1-1-2013 Magaalada Port Elizabeth waxayna culumada sidoo kale socdaal dacwadeed ku tagi doonaan Rustenberg, Polokwane, Zanin, Mbumalanga.[nggallery id=349]

Halgan.net ayaa idiin soo gudbin doonta dhawaan Muxaadaradka ay culumada ka jeediyeen Nadwo Cilmiyeed ka bilawday South Afrika Inshalaah

Halgan.net
Johannesburg:-

Leave a comment

Archives
December 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online