Wareegii 2aad ee Codbixinta gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo bilaabatay
(January 4, 2014)
Garoowe:-Wareegii 2aad ee codbixinta guddomiyaha Baarlamaanka dowladda Puntland ayaa haatan la guda galay waxaana la tirinayaa sidda ay musharaxiinta u kala heleen codaddka xildhibaanada cusub ee gola
Wareegii koowaad ee codeynta golaha wakiilada Puntland oo soo Afmeeray
(January 4, 2014)
Garoowe:-Waxaa haatan soo gabagaboobay wareegii kowaad ee codbixinta golaha wakiilada dowlada Puntland waxaana aad ugu hardamayey gudoomiyihii hore ee golaha baarlamaanka PuntlandCabdirashiid Maxamed
Codaynta Xildhibaanada golaha wakiilada Puntland oo goordhow bilaabatay
(January 4, 2014)
Garoowe:-Waxaa haatan ka bilaawday hoolka golaha wakiilada ee dowlada Puntland codaynta Xildhibaanada kadib markii lasoo gabagabeeyay khudbadihi ay soo jeedinayeen musharaxiinta utartamaya Afhayeenka
Doorashada guddoonka Baarlamaanka Puntland oo goordhow bilaabatay(Masawiro)
(January 4, 2014)
Garoowe;.Waxaa goordhow  ka bilaabatay hoolka golaha Baarlamanka Puntland Doorashada Afayeenka Baarlamanka iyo kuxigeenkiisa waxaana hoolka ku  sugan dhamaan xubnaha cusub ee golaha wakiilada Puntla

« Previous Page