Nabadoon Maxamuud Maxamed Faarax Garawaan oo caawa Garoowe Lagu dilay.
(January 27, 2014)
Garoowe:-Allaha ha u naxariistee waxaa caawa lagu dilay magaaladda Garoowe ee xarunta Puntland Nabadoon Maxamuud Maxamed Faarax Garawaan (Xamari) oo ahaa Nabadoon caan ah oo si weyn looga yaqaaney
Sh.Maxamed Cabdi Cumar(Umal) oo booqasho dacwo ku tegay dalka Qatar.[Masawiro]
(January 27, 2014)
Qatar:-Daaciga Soomaaliyeed ee sidda weyn looga yaqaan gudaha iyo dalka dibidiisa Sheekh Muxammad Cabdi Cumar (Umal)  ayaa maalmahan safar- dacwo ku joogay wadanka Qatar. Sheekha ayaa soo jeediyey ma
Madaxwaynaha Puntland oo la kulmay Golaha Wakiilada Puntland (Daawo)
(January 27, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Prof. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta qado sharaf ku casumay mudanayaasha Baarlmanka Puntland.Madaxweyne ku xigeenka Mudane Cabdixakiin Cabdulaahi Cumar ay
Mu,asada Al-karam iyo Culumo badan oo gaaray gobolada Saaxil,Togdheer,iyo Sanaag.
(January 27, 2014)
Ceerigaabo:-Mu,asada dacwada iyo horumarka ee Al-Karam ayaa waxay Safar dacwadeed ugu baxeen qaar ka tirsan gobolada jamhuuriyada S\land Safarkan ayaa waxa hogaaminaya qaarka mid ah culimada ugu wa
R.W oo soo gabagabeeyey kulan looga hadlayay qorshaha xukuumada ee 2014
(January 27, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta soo gabagabeeyey kulankii labada cisho soconayay ee looga hadlayay qorshaha xukuumada ee sanad
Sh Cumar Al-Xaduush oo baaq u diray kooxaha ku dagaalamaya Suuriya(Daawo)
(January 27, 2014)
Suuriya:-Xili ay wili socdaan dagaalada Fitanka ah ee ka dhexsocda kooxaha dalka Suuriya ayaa waxaa isa soo taraya baaqyada iyo talooyinka ay soo jeedinayaan culumada kala duwan ee Caalamka ku sugan i
Maraykanka oo sheegatay duqeyntii ka dhacay Gobolka Sh /Hoose
(January 27, 2014)
Baraawe:-Sarkaal ka tirsan ciidanka Milateriga ayaa u sheegay Telefishinka CNN in dowlada Mareykanka ay ka danbeysay weerar lagu qaaday kolanyo gawaari ah oo ay la socdeen saraakiil ka tirsan kooxda A
Shir looga hadlayo arrimaha dalka Soomaaliya oo ka furmay Garoowe
(January 27, 2014)
Garoowe:-Waxaa saaka ka furmay magaalada Garoowe shir looga hadlayo xal u helida arrimaha dalka Soomaaliya iyo sidda ugu sahlan oo looga bixi karo khilaafka siyaasadeed ee ragaadiyey siyaasiyiinta iyo
Maxaa loo dilay Cabdi Casayr? W/Q Sh Axmed Faarax Dheeli
(January 27, 2014)
Sudan:-Dadka qof walba waxaa uu leeyahay Ajal uusan dhaafayn oo Allaah uu horay ugu dhigay sabab kasta ha ku timaadee balse waxaa is wiidiin leh  magaalada Gaalkacyo yaa intaas oo waxgarad ah ku warj