Doorashada Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo goor dhow ka bilaabatay Garoowe.[Dhamaad]
(January 8, 2014)
Garoowe:-Waxaa dhawaan ka bilaabtay magaalaga Garoowe gaar ahaan hoolka golaha wakiilada ee Puntland doorashada xilka Madaxweyne ku xigeenka ee Puntland waxaan xilkaas u tarami doona ilaa 10 musharax
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo u hambalyeeyey madaxweynaha cusub ee Puntland Dr. C/weli Gaas
(January 8, 2014)
Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/weli Sh.Axmed Maxamed ayaa hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee la doortay ee dawlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.
Dr.Gaas oo ku guulaystay Madaxweynanimada Puntland iyo Faroole oo u Hambalyeeyey
(January 8, 2014)
Garoowe:-Garoowe:-Waxaa ku guulaystay xilka madaxweynanimada ee Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas oo hellay 33 cod halka Madaxweynihii hore ee Puntland Dr.C/raxmaan Faroole uu helay ilaa 32 cod. S
Wareegii 3aad oo dhamaaday iyo codka oo la tirinayo[Dhamad]
(January 8, 2014)
Garoowe:-Waxaa dhamaaday wareegii 3aad ee codbixnta waxaan hadda la guda galay tirinta codadka waxaan wareegaan ku tartamata Madaxweynihii hore ee Puntland Dr Cabdiraxmaan Faroole iyo Dr Cabdiweli Max
Dr.Cali Xaaji oo ka haray Tartanka iyo Gaas iyo Faroole oo u gudbay wareegii 3aad.[Daawo Live]
(January 8, 2014)
Garoowe:-Waxaa dhawaan soo dhamaaday codbixintii wareegii labaad waxaan ku tartama yey ilaa saddex musharax waxaan u oo baxay wareega labaad waxaan ay kala yihiin Madaxweynihii hore ee Puntland Dr Cab
Wareegii 2aad ee codbixinta oo dhamaaday laguna kala baxay
(January 8, 2014)
Garoowe:-Waxaa haatan ka socda Golaha Wakiilada Puntland doorashada  xilka Madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa waxaana goobta ku sugan dhamaan Musharaxiinta  iyo xubnaha baarlamaanka Puntland k
Hoolka xarunta Baarlamaanka Puntland oo lagu sii qulqulayo
(January 8, 2014)
Garoowe:- Waxaa ku sii qulqulay hoolka xarunta Baarlamaanka Puntland ee magaalada Garoowe Xildhibaano, musharaxiinta u tartamaya xilka madaxweynanimada Puntland iyo madax weyne ku xigeenka ,  Issimo,
Barmaamijka Xogdoon iyo Wariye Abdirahman Shiino loogana hadlay doorashada Puntland.[Daawo]
(January 8, 2014)
London:-Waa Barnaamijka lagu magacaabo Xogdoon oo uu soo diyaariyo wariye Abdiraxmaan Axmed Guled Shiino kana baxa Tv-Somsat, Barmaamijkaan oo ah mid xiiso badan ayaa maalintii Axad ee la soo dhaafay

« Previous Page