
(January 9, 2014)
Johannesburg:-Waxaa maanta lagu soo gababeeyay magaalada Johannesburg ee dalka South Africa Shir sanadeedkii 4aad ee jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka South Africa kaas oo socday laga soo bilaabo 25 De

(January 9, 2014)
Nairobi:-Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil, oo dhawaanahan ku sugnaa magaalada Nairobi, ayaa muxaadarooyin ku qabtay masjid, Abu Bakar ee magaalada Nairobi iyadoo dadka magaalada Nairobi ku nool ay sheekh Dagaalo wili ka dhex socda kooxaha Suuriya iyo Bayaan ay culumo soo saareen (Akhriso)
(January 9, 2014)
Suuriya:-Dagaalada u dhexeeya Ururka dowladda Ciraaq iyo Shaam iyo kooxaha kacdoonka ee dalka Suuriya ayaa cirka isku shareeray waxaana uu dagaalkii ku fiday deegaano kala duwan sidda Riqa,Idlib,xalab

(January 9, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray Dhismaha Villa Hargeysa oo ah xafiisyada ay ku shaqeynayaan Gudoonka Baarlamaanka i

(January 9, 2014)
Muqdisho:-Ururka Islaax oo ka mid ah ururadda Islaamiga ah ee ka jira Soomaaliya ayaa waxaa uu soo dhaweeyey qaabkii ay u dhacday doorashadii shalay ka dhacday magaalada Garoowe ee xarunta caasimada P

(January 9, 2014)
Garoowe:-Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Arimaha Soomaaliya Nicholas Kay ayaa waxaa uu maanta kulan kula qaatay magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland Madaxweynaha Puntland D

(January 9, 2014)
Muqdisho, 09 Janaayo 2014 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamud oo xalay ka qeybgalay xafladii xuska sanadguuradii 44aad ee Hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugida

(January 9, 2014)
Muqdisho:-Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan arrimaha dalka Soomaaliya Mahamat Saleh Annadif ayaa waxaa uu soo dhaweeyey doorashadii shalay ka dhacday magaalada Garoowe ee caasimada Puntand laguna do Iftiinka Odense Ilaahow ilaali W/Q: Sh.C/llaahi Sh. Xanbali Xaaji C/Suldaan.
(January 9, 2014)
Hordhac:-Degmada Odense: Waa caasimada seddexaad ee wadanka Denmark oo ku taala Waqooyiga qaaradda Yurub. Odense waxaa ku nool dad lagu qiyaaso 180.000, oo qof. Jaaliyadda Soomaalida ee ku nool degmad
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|