Barmaamijka Xogdoon Sh.Dr. Mohamoud Mohamoud Hoori.[Daawo Video]

January 22, 2014 - Written by Editor

HooriLondon:-Waxaan mar kale idiin soo gudbinaynaa barmaamijkii Xogdoon oo ah barmaamij xiiso leh oo uu inta badan uu daadihiyo Wariye Cabdiraxmaann Axmed Guuleed oo ku magac dheer Shiine kana baxay Tv Somalisat oo ka mid ah Tv-yadda Soomaalida oo dunida daafaheed kale duwan laga Daawado.

Barmaamijka Xogdoon ayaa waxaa marti u ahaa Sheekh.Dr. Mohamoud Mohamoud oo ku magac dheer Sh.Hoori waxaan Shiikhu uu si kooban uga hadlay Baraaruga Islaamka ama dhaqdhaqaaq Islaamka iyo dowrka ay ku leeyihin dhinac siyaasada.

Hoos Ka Daawo Barmaamijka Xogdoon iyo Wariye Cabdiraxmaan Shiine

Wariye Cabdiraxmaan Shiino
Halgan.net, UK

Leave a comment

*

Archives
January 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online