Ciidanka Puntland oo baaraya dil ka dhacay magaalada Garoowe.[Dhagayso]
January 29, 2014 - Written by EditorGaroowe:-Taliyaha ciidanka booliska Gobalka Nugaal Cabdiraxmaan Xaaji Abshir oo waraysi gaar ah siinayay Radio Garoowe ayaa ka waramay amaanka guud ee Garoowe iyo howl galo ay ciidanku ka sameeyeen magaalada Garoowe maalmihii la soo dhaafay.
Taliyaha ciidanka booliska Gobalka Nugaal Cabdiraxmaan Xaaji Abshir ayaa sheegay in ciidanku ay ku daba jiraan fal danbiyeen lagu dilay Allaha u naxariistee Maxamuud Maxamed Faarax(Xamari) isagoo xusay in markii ay baari taanku soo dhamaadana ay u soo bandhigi doonaa war-baahinta.
Hoos ka Dhagayso Waraysiga Radio Garoowe uu la yeeshay Taliyaha ciidanka booliska Gobalka Nugaal Cabdiraxmaan Xaaji Abshir
M_M_Deeq
Halgan.net