Golaha wasiiradda ee dowladda Puntland oo lagu dhawaaqay.[Dhagayso+Masawiro]

January 28, 2014 - Written by Editor

deeqGaroowe:-Waxaa dhawaan si rasmi ah loo magacaabay Golaha wasiirada ee xukuumada Puntland waxaan ay ka kooban yihiin ilaa 47 xunood oo ka kooban wasiiro, wasiir ku xigeeno iyo wasiiro dowlayaal  waxaa xusid mudan qaar ka mid ah musharaxiintii xilka madaxweyne nimanad Puntland iyo ku xigeenkiisa ay ka mid noqdeen golaha wasiiradda cusub ee Puntland.

no images were found

Liiska Golaha Wasiirada xukuumada cusub ee Puntland

1. Ismaaciil Maxamed Warsame Wasiirka Wasaaradda Caddaladda arimaha diinta

2. Axmwed Cilmi Cismaan (Karaash) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dowladaha hoose

3. Xasan Cismaan Maxamuud Alloore Wasiirka Wasaaradda  Amniga

4. Shire Xaaji Faarax Wasiirka Wasaaradda  Maaliyadda

5. Sahra Siciid Nuur Wasiirka Wasaaradda  Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dimoqraadiyadda

6. Cali Axmed Faatax Wasiirka Wasaaradda  Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga ah

7. Cabdullaahi Cali Ducaale Wasiirka Wasaaradda  Xaanada xoolaha

8. Cali Xaaji Warsame Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada

9. Dr.Saadiq Eenow Wasiirka Wasaaradda Caaafimaadka

11. Cabdirashiid Maxamed Xirsi Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud

12. Xasan Xaaji Siciid Xasan Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada & Garoomada

13. Cabdi Ismaaciil Boos Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka

14. Cabdullaahi Jaamac Saalax Wasiirka Dekadaha iyo gaadiidka

15. Anisa Cabdulqaadir Xaaji Muumin Wasiirka Haweenka iyo arrimaha qoyska

16.Abdinuur Cilmi Maxamuud (Biindhe) Wasiirka kaluumeysiga iyo kehyraadka badda

17. Guuleed Saalax barre Wasiirka Deegaanka dalxiiska iyo duurjoogta

18.Maxamed Xasan Soocadde Wasiirka ganacsiga iyo wershadaha

no images were found

19. Cabdiraxmaan Shiikh Axmed Cabdulle Wasiirka Shaqada. Shaqaalaha Dhalinyarada.

Liiska Golaha Wasiir ku xigeenada xukuumada cusub ee Puntland

1. Maxamed Faarax aadan Wasiir ku xigeen Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta

2. Cabdullaahi Xaashi Warsame Wasiir ku xigeenka Arrimaha gudaha iyo Dowladaha hoose

3. Cabdicasiis Maxamed Adam Wasiir ku xigeenka Amniga

4. Axmed Yaasiin Saalax Wasiir kuxigeenka Maaliyadda

5. Cabdiraxmaan Cabdi Ismaaciil Wasiir kuixgeen Dastuurka iyo Arrimaha federaalka

6. Siciid Faarax Maxamuud Wasiir ku xigeenka Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga ah

7. Cabdiweli Seed Cilmi Wasiir ku xigeenka Xanaanada Xoolaha

8. Prof. Maxamed Cali Faarax Wasiir ku xigeenka Waxbarashada

9. Aamina maxamed Cabdullaahi Wasiir ku xigeenka caafimaadka

10. Nuur Axmed Yuasuf Wasiir kuixgeen Warfaafinta

11. Liibaan Beddel Maxamuud Wasiir ku xigeenka Hawlaha guud

12. Cabdullaahi Jaamac Aruurshe Wasiir kuixgeenka Duulistan & Garoomada

13. Siciido Xuseen Cali Gees Wasiir ku xigeenka Beera iyo Waraabka

14. Maxamuud Maxamed Cali Wasiir kuxigeenka kaluumeysiga iyo kheyraadka badda

15. Cabdirashiid Gaani Cali Wasiir kuxigeenka Dekadaha iyo gaadiidka badda

16. Cabdirisaaq Shire Ismaaciil Wasiir kuxigeenka Shaqada Shaqaalaha iyo Dhalinyarada

17. Farxiya Yusuf Xirsi Wasiir kuxigeen Haweenka iyo Arrimaha qoyska

18. Faarax Cali Cabdi Wasiir kuxigeen deegaanka Dalxiiska iyo duurjoogta

19. Cabdirisaaq Nuur Cumar Wasiir kuxigeenka ganacsiga iyo wershadaha

Liiska Golaha Wasiiru dowlayaasha da xukuumada cusub ee Puntland
1. Axmed Siciid Cabdiraxmaan Wasiiru Dowlaha ganacsiga iyo wershadaha

2. Cabdiraxmaan Jaamac Kulmiye Wasiir dowlaha jkaluumeysiga & kehyraadka badda

3. Cali Yusuf Jaamac Wasiiru dowladaha arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose

4. Bashiir Cabdiraxmaan Xaaji Gurxan Wasiiru dwolaha madaxtooyada iyo xiriirka gobolada

5. Dr.Maxamed Cabbaas Cumar, Wasiiru dowlaha madaxtooyada iyo xiriirka caalamiga ah

6. Cabdiqani Geele Maxamuud Wasiiru Dowlaha duulista hawada & garoomada

7. Cabdullaahi Jaamac Casli Wasiiru Dowladaha caafimaadka

8. Axmed Ibraahim Cawaale Wasiiru Dowladaha Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga

9. Maxamuud Beeldaaje Faarax Wasiiru dowlaha Amniga

Hoos ka Dhagayso magacyadda Golaha wasiirada cusub ee Puntland ayaa waxaa saxaafadda u akhrinaya Agaasimaha guud ee madaxtooyadda dowladda Puntland

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/t22vv4yid7/Agaasimaha_madaxtooyadda_pl.mp3] Halkaan ka Dhagayso

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online