Madaxweynaha Puntland oo waraysi gaar ah siiyey Radio Daljir kana hadlay arrimo badan (Dhageyso)
January 31, 2014 - Written by EditorGaroowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Prof. C/weli Maxamed Cali Gaas oo waraysi gaar ah siiyey Radio Daljir ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu uga waramay Golaha cusub ee xukuumadda ee dhawaan la magacaabay Madaxweynaha dowladda Puntland Prof. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in wasiiradda la soo xulay lagu soo xulay tayadooda si Puntland ay u gaarsiiyaan horumar kana soo baxaan howsha loo igmaday.
Madaxweynaha dowladda Puntland Prof. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo wax laga wiidi yey tirada wasiirrada cusub ayaa waxaa uu sheegay in wax badan ay ka dhimeen tirad wasiiradda marka loo eego dowladdihii kale duwanaa ee Puntland soo martay.
Hoos ka Dhagayso Waraysigii Radio Daljir uu la yeeshay Madaxweynaha dowladda Puntland
M_M_Deeq
Halgan.net