Madaxweynihii Hore ee Puntland Dr. Faroole oo tacsi u diray Eheladii Marxuum C/casiis Nuur Xirsi (Dhageyso)

January 30, 2014 - Written by Editor

FAROOLEGaroowe:-Madaxweynihii hore ee dowlada Puntland Dr.Cabdiraxmaan Faroole ayaa tacsi u diray eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Abuutaake Cabdicasiis Nuur Xirsi oo xalay ku geeriyooday magaalada Bostan ee dalka Mareykanka

Madaxweynihii hore ee dowlada Puntland Dr. C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa sheegay in Marxuum  Cabdicasiis Nuur Xirsi  uu ahaa nin ku weyn Puntland iyo Soomaaliya wuxuuna qeyb weyn ka ahaa dhismihiii Puntland 1998 dii

Hoos Ka Dhageyso Tacsidii uu Madaxweynihii hore ee Puntland u diray Ehelada Marxuuum C/casiis Nuur Xirsi

M_M Deeq
Garoowe

Leave a comment

*

Archives
January 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online