Mu,asada Al-karam iyo Culumo badan oo gaaray gobolada Saaxil,Togdheer,iyo Sanaag.
January 27, 2014 - Written by EditorCeerigaabo:-Mu,asada dacwada iyo horumarka ee Al-Karam ayaa waxay Safar dacwadeed ugu baxeen qaar ka tirsan gobolada jamhuuriyada S\land
Safarkan ayaa waxa hogaaminaya qaarka mid ah culimada ugu waawayn s/land waxaana ka mid ahaa
1-Sheekh Maxamed Cumar Dirir oo si weyn looga yaqaan guud ahaan dalka Soomaaliya .
2-Sheekh Maxamed Aaden Muxumed imaamka iyo Khadiibka Masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland.
no images were found
3-Sheekh Cawil Faarax Shire oo si weyn looga yaqaan gobalada Somaliland
4-Sheekh Dr.Xasan Sheekh Cali Warsame
5 Sheekh Cabdi Qani Aw Saalax –
6-Sheekh Mustafe Aden Maxamed
7-Sheekh Axmed Maxamed Suleymaan oo ka mid ah Culumada Sool iyo Ceyn si weyna looga yaqaan gobaladaas.
8 Sheekh Feysal Maxamed Cumar -( gudoomiyaha mu,asasada Al-Karam)
9- Sheekh Maxamed Macalin oo ka mid ah Culumada Punland
10-Sheekh Maxamuud Xaliiki
11.Ustaad Naasir Cali Barkhad (xoghayaha Mu,asasada Al-Karam )
Culimada ayaa socdaal dacwadeed ku kala bixin doona gobalada kala duwan waxaana ay ka qeyb gali doonaan Nadwo Cilmiyeed ka bilaaban doonta magaalada Ceerigaabo ee gobalka Sanaag.
Waxaa kale oo la filayaa in magaalada Ceerigaabo ay soo gaaraan culumada kala
Sheekh C/Naasir Xaji Axmed
Sheekh Cismaan Cali Xusayn [Sh Cismaan Laangadhe}
Sheekh Axmed Cabdi Samed Cabdulle
Nadwada Cilmiyeedka ka bilaaban doonta magaalada Ceerigaabo ee gobalka Sanaag ayaa waxaa uu Cinwaankeeda uu yahay
( منهج أهل السنة والجماعة في الدعوة إلى الله waxayna socon doontaa 9 maalmood.
Mu,asada dacwada iyo horumarka ee Al-Karam
Ceerigaabo