Mutamarka Dhalinyarada oo dhawaan ka bilaaban doona Odense.[Dhagayso]
January 29, 2014 - Written by EditorOdense:-Waxaa dhamaan lagu wargelinayaa dhalinyarada soomaaliyeed ee ku nool dalka Danmarka in uu dhici doono magaalada Odense taariikhdu markay tahay 14 -16 bisha February 2014 Mutamarkii dhalinyarad waxaan mutamarka muxaadaradaad kale duwan ka jeedin doono culimo iyo ducaad la soo xulay si dhalinyarad looga xaqab tiro arrimahooda gaarka ah ee khuseeya.
Mutamarka Dhalinyarada ayaa waxaa uu lagu qaban doonaa MARIENLYSTCENTRET ee magaalada Odense, Windelsvej 138, 5000 Odense C, Denmark +45 65 90 40 00. dhinac kale waxaan idiin soo gudbinaynaa muxaadaro qiimo badan oo uu Sh Maxamuud Sh Xassan u jeediyey dhalinyarada.
Hoos ka Dhagayso muxaadaradii Dhalinyaro isku fillaada iyo Sh Maxamuud Sh Xassan
Halgan.net