Muxaadaradii uu Sh Maxamed Idiris ka jeediyey Masjidka Abubakar ee Nairobi(Daawo)

January 26, 2014 - Written by Editor

idirsNairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Muxaadaradii uu isbuucii hore ka jeediyey magaalada Nairobi Sh Maxamed Idirs gaar ahaan Masjidka weyn ee Abu Bakar ee ku yaal xaafada Islii oo ay u badan yihiin dadka Soomaalida ah. Sh.Maxamed Idirs Axmed ayaa waxaa cinwaanka muxaadaradiisa ay ahayd  MUSLIMIINTU MAXAY ADUUNKA BAREEN ?waxaana uu Sheekhu soo gudbiyey wanaaga iyo horumarka ay caalamka ku soo kordhiyeen dunida Islaamka.

Masjidka Abu Bakar ayaa ahaa mid aad u camiran oo ay dadweyne badan oo jecel Sheekh Maxamed Idiris Eebo  ha dhowree ay ka soo qeyb galeen.

Hoos ka Daawo Muxaadarada Sheekh Maxamed Idiris Axmed MUSLIMIINTU MAXAY ADUUNKA BAREEN

Yasiin Cabdi Axmed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online