Wareegii 2aad ee codbixinta oo dhamaaday laguna kala baxay
(January 8, 2014)
Garoowe:-Waxaa haatan ka socda Golaha Wakiilada Puntland doorashada xilka Madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa waxaana goobta ku sugan dhamaan Musharaxiinta iyo xubnaha baarlamaanka Puntland k Hoolka xarunta Baarlamaanka Puntland oo lagu sii qulqulayo
(January 8, 2014)
Garoowe:- Waxaa ku sii qulqulay hoolka xarunta Baarlamaanka Puntland ee magaalada Garoowe Xildhibaano, musharaxiinta u tartamaya xilka madaxweynanimada Puntland iyo madax weyne ku xigeenka , Issimo, Barmaamijka Xogdoon iyo Wariye Abdirahman Shiino loogana hadlay doorashada Puntland.[Daawo]
(January 8, 2014)
London:-Waa Barnaamijka lagu magacaabo Xogdoon oo uu soo diyaariyo wariye Abdiraxmaan Axmed Guled Shiino kana baxa Tv-Somsat, Barmaamijkaan oo ah mid xiiso badan ayaa maalintii Axad ee la soo dhaafay Madaxweynaha DFS “Doorashada Puntland Waa Horumar Lagu Tallaabsaday
(January 7, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ku tilmaamay doorashooyinka Puntland horumar lagu tallaabsaday, una rajeeyey in doorashada madaxweynaha Punt Abu Maxamed Al-Cadnaani oo hanjabaad u diray kooxaha Suuriya (Dhageyso)
(January 7, 2014)
Ciraaq:-Waxaa goordhow lagu faafiyey cod u leeyahay Afhayeenka dowlada Ciraaq iyo Shaam Abu Maxamed Al-Cadnaani waxaana uu ka hadlay xaalada dagaalada ka socda dalka Ciraaq iyo Suuriya waxaana cinwa Wufuud ka socda beesha caalamka oo galabta gaaray magaalada Garoowe
(January 7, 2014)
Garoowe:-Waxaa galabta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Puntland wufuud ka kala socoda beesha caalamka gaar ahaan safiirka Midowga Yurub u qaabilsan dalka Soomaaliya Michael Cevone , iyo ergeyga ga Ogeysiis:-Mu’tamarka Århus 2014 oo dhawaan Bilaabanaya
(January 7, 2014)
Arhus:-Walaallaha ku dhaqan magaalada Aarhus iyo nawaaxigeeda waxaa loogu bishaareynayaa in markaska Attaqwaa uu idiin diyaariyey mu'tamar diini ah Mu`tamarka waxaa lagu qabanayaa markaska, wuxuuna so Amiirka Jabhada Al-Nusra oo ka hadlay dagaalka ka dhex socda kooxaha kacdoonka dalka Suuriya(Dhageyso)
(January 7, 2014)
Syria:-Waxaa goordhow lagu faafiyey Mareegaha taageersan kooxada Ururka jabahada Al-Nusra ee uu amiirka u yahay Abu Maxamed Al-Jowlaani waxaana uu ka hadlay dagaalada ka dhex socda kooxaha kacdoonka R.Wasaaraha DFS oo ka tacsiyeeyay geeridi ku timid Aw-jaamac Cumar Ciise
(January 7, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta ka hadlay geerida ku timid tariikh-yahanka Soomaaliyeed, ahaana Qoraaga, Sheekh Aw Imtixaankii Jaamacada Bariga Afika ee magaalada Buuhoodle oo bilawday(Masawiro+Video)
(January 7, 2014)
Buuhoodle:-Waxaa Saaka Si Rasmi ah u Bilaamay Imtixaanki Simistarka ahaa ee Jamacada Bariga Afrika Faraceed magaalada Buuhoodle Imtixankaasi ayaa Waxaa u Fadhiistay 3 Kulyadoo oo ka ah kuliayada Share
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|