Sh Cumar Al-Xaduush oo baaq u diray kooxaha ku dagaalamaya Suuriya(Daawo)

January 27, 2014 - Written by Editor

Morocco-Pardoned ClericsSuuriya:-Xili ay wili socdaan dagaalada Fitanka ah ee ka dhexsocda kooxaha dalka Suuriya ayaa waxaa isa soo taraya baaqyada iyo talooyinka ay soo jeedinayaan culumada kala duwan ee Caalamka ku sugan iyaga oo ka digaya dhiiga muslimiinta iyo gaaleysiinta.

Sheekh عمر الحدوشي ayaa ka digay dhiiga muslimiinta iyo in lagu ciyaaro kacdoonka dalka Suuriya ay shacabka Suuriya ku bixiyeen naf iyo maal waxaana uu Sheekhu aad uga digay dilka xaqdarada ah iyo Gaaleysiinta culumada oo ay dhaqanka ka dhigteen kuwa aan la aqoon meel ay ka soo dhaceen.

Sheekh Cumar Al-Xaduush ayaa aad uga digay warbaahinta ka dhaqeynaysa fitnada oo gaaleysiinaya culumada iskuna diraya Muslimiinta..Sheekha ayaa sheegay in culumada badan la gaaleysiiyey uuna ka mid yahay Sheekh Muxadiska Sheekh Al-Xuweyni wuxuuna sheegay in kuwa gaaleysiinaya ay haatan yihiin kuwa ku jira Lajna Sharciga kooxaha dagaalamaya.

Sheekh Cumar Al-Xaduush ayaa ka mid ah culumada dalka Morocco waxaana kuwa qulaada ah ay ka qoreen qormooyin ay Sheekha ku durayaan ka dib markii uu talooyin u soo jeediyey kooxaha dalka Suuriya.

Hoos Ka Daawo Baaqa Sheekh Cumar Al-Xaduush uu u diray Kooxaha dalka Suuriya

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online