Sh Maxamed Idiris Axmed oo dowro ku qabtay magaalada Hargeysa (Masawiro)
January 22, 2014 - Written by EditorHargeysa:-Sheekh Maxamed Idirs Axmed ayaa siminaar diini ah ku qabtay magaalada Hargeysa ee xarunta S/land .Siminaarkan ama dowradan ayaa waxay socotay muddo 3 maalmood ah waxana ka soo qayb galay ducaad iyo culimo dhan 30 daaci .
Sheekh Maxamed Idirs Axmed oo caan ku ah doowraadka noocan ah ayaa badanaaba looga faa,iidaysataa dhinacda dacwada iyo horumarinteeda , ducaada iyo culimada dhamaystay siminaarka ayaa waxay qaateen duruus kala duwan waxaana ka mid ahaa.
1-Hogaanka fiican iyo sifooyinka laga rabo
2-Sifooyinka daaciga
3-Wada shaqaynta iyo iskaashigu ahmiyada ay u leeyihiin camalka dacwada
4-Qaabka looga faa,iidaysto tabarucaadka khayriga ah
no images were found
Dowradan oo ahayd mid aad looga faa,iidaystay ayaa la filayaa in ay wax badan ku soo kordhiso camalka dacwda ee magaalada Hargeysa.Sheekh Maxamed Idirs Axmed ayaa waxaa inta ugu badan waqtigiisa uu ku bixiyey Faafinta Dacwada Islaamka
Musasat Al-Karam
Hargeysa