Sh.Shibli oo maanta khudbadii Jimce kaga hadlay 4 arrimood oo ay dadku jecel yihiin. (Cod/Masawiro)

January 3, 2014 - Written by Editor

1Nairobi:-Sheekh .Maxamuud Sh.Maxamed Shibli, ayaa maanta Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi, waxa uu ka soo jeediyey khudbo qiima badan, taasoo uu uga hadlayey waxyaabaha aadanuhu jecel yihiin iyo dabarka ay shareecadu u sammey say, waxayna kala yihiin:-

1-Dumarka
2-Caruurta
3-Maalka
4-Madaxtinimada

no images were found


Sheekha, ayaa sheegay in afartaas in shareecadu ayan xarriim, balse waxaa loo sameeyey dabar aan la gudbi karin, wuxuuna sheegay in la doonayo in la ilaaliyo xuduudda shareecadu u sammeysay amuurahaas.

Hoose ka dhageyso khudbada Sheekh Maxamuud Shibli

Yaasiin Cabdi Axmed

Nairobi-Kenya

Leave a comment

Archives
January 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online