Shalay iyo maanta isu ekaa?, sharwadayaashuna isu dhawaa? Sh Axmed C/samad

January 14, 2014 - Written by Editor

Sh Axmed CabdisamadNin meeshii gaalada laga saaraba weeraraya; si uu kuwii xoreeyey uga xoreeyo Soomaaliya ayaan shalay ku aragnay, maantana Shaam baynu ku haynaa!. Dhaqankii ay shalay agteena ku hayeen laftiisiina maanta ayay reer Shaam ku hayaan ee ragow shalay iyo maanta isu ekaa?!.

Sheekh Nuur Cali Colow (Alle ha u naxariistee) oo muxaadaro noo jeedinaya ayaa ka sheekeeyey sida ay qowmamkii gaaloobay ula dhaqmi jireen rususha loo soo diray iyo waxyaabihii ay ku mucaaradi jireen. Ka dib Sheekhu wuxuu yiri: isu hadal ekaa miyay isu dardaarmeen?, dabadeedna wuxuu yiri: mayee macallinkoodaa isku mid ah, waa Ibliis’e.

Hadda nimankaan kan Asia jooga, kan afrikada galbeed jooga iyo kan Soomaaliya jooga isku afkaarta iyo isku dhaqanka yihiin wax kale maahee waa isku macallin sida Sh. Nuur u yiri ama waa isku meel baa looga taliyaa sidii looga soo wariyey Shiikh Dr. Axmed Xaaji (Alle ha u naxariistee): “Taliyaha labada aag” oo looga jeedo labada qolo ee dagaalamaysa isku nin bay amarka ka wada qaataan!!.

Bal akhri qoraalada is dabajoogga ah ee ay soo saarayaan raggii waxaan khibradda iyo aqoonta u lahaa:

Halkaan ka Akhri qoraalka koowaad  Halkaan ka Akhri qoraalka 2aad

W/Q Sh Axmed Cabdisamad

Leave a comment

*

Archives
January 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online