Sh.Mustafe Xaji oo muxaadaro ka jeediyey Masjidka Abubakar (Daawo)

January 4, 2014 - Written by Editor

shmustafeNairobi:-Waxaan caawa idiin soo gudbineynaa muxaadaro uu Sheekh Mustafe Xaaji Ismail uu ka jeediyey Masjidka weyn ee Abu Bakar ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.Sheekh Mustafe Xaji Ismail Xafidahulaah ayaa waxaa uu cinwaan uga dhigay muxaadaradiisa Waa Maxay Danta Laga Leyahay Wax Barashadu .

Sheekh Mustafe Xaji Ismail ayaa aad ugu tirtirsiiyey dhalinyarada Soomaaliyeed in ay ku dadaalaan barashada cilmiga sharciga ah iyo kan maadiga ah si ay umadooda ugu faa,ideeyaan.

Hoos Ka Daawo Muxaadarada Sheekh Mustafe Xaaji uu ka jeediyey Masjidka Abu Bakar Ee Nairobi

Yaasiin Cabdi Ahmed
Nairobi

Leave a comment

*

Archives
January 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online