Wareegii 3aad ee Tartanka Madaxweyne kuxigeenka Puntland (Live)

January 8, 2014 - Written by Editor

7Garoowe:-Waxaa haatan ka bilaabanaya hoolka golaha wakiilada ee Puntland Wareegii 3aad ee tartanka Madaxweyne kuxigeenka dowlada Puntland waxaana isigu soo haray Cabdixakiin Cabdilaahi Xaaji Cumar Camey waxaana u helay ilaa 35 cod,Jen Cabdisamed Cali Shire 9 cod halka uu Xirsi Timacadde uu helay 17 cod waxaana wareega 3aad isigu soo haray labada musharax oo kala ah

1-Cabdixakiin Cabdilaahi Xaaji Cumar Camey
2-Cabdullaahi Xirsi Timacadde

Waxaana wareega 3aad ku haray Jen Cabdisamed Cali Shire Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland waxaana xumaaday ilaa 4cod .Waxaa hadda si toos ah loo bilaabay codayntii wareegii 3aad ee Tartanka Madaxweyne kuxigeenka dowlada Puntland

Hoos ka Daawo Tartanka Madaxweyne kuxigeenka dowlada Puntland oo la galay wareegii 3aad

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online