Wareegii 3aad oo dhamaaday iyo codka oo la tirinayo[Dhamad]

January 8, 2014 - Written by Editor

liveGaroowe:-Waxaa dhamaaday wareegii 3aad ee codbixnta waxaan hadda la guda galay tirinta codadka waxaan wareegaan ku tartamata Madaxweynihii hore ee Puntland Dr Cabdiraxmaan Faroole iyo Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. Natiijada codbixinta ayaan idiin soo gudbin doonaa markii la shaaciyo iyadoo qofkii wareegaan ku guulaysta uu noqon doono madaxweynaha dowladda Puntland 5 sanno ee soo socota.

Hoos ka Daawo Doorasha Puntland oo haatan ka socda golaha wakiilada Puntland

M_M Deeq
Halgan.net

Xigasho:Official LIVE straming Page for Puntland Elections 2014
Somali Multimedia Organization

Leave a comment

*

Archives
January 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online