Ciidamo ka tirsan DFS oo ku dagaalamay Deegaanka Ceelcade ee gobalka Sh/Dhexe.

April 5, 2014 - Written by Editor

isbaaro4Ceelcade:-Wararka ka imaanaya  Deegaanka Ceelcade ee Gobalka Shabeelaha Dhexe, ayaa sheegaya in maanta dagaal culus uu ku dhexmaray deegaanka Ceelcade ciidamo ka wada tirsan DFS waxaana uu dagaalku sababay khasaaro leh dhimasho iyo dhaawac.

Dad goobjoogayaal ah oo ku dhaqan deegaanka Ceelcade ayaa sheegay in uu dagaalku bilaawday  ka dib markii ciidamo ka tirsan Dowladda iyo saraakiil horkacayey ay damceen inay qaadaan isbaaro  u taalay  Ceelcade ciidamo ka tirsan Dowladda federaalka Soomaaliya.

Wararka ayaa sheegaya in ciidamadii Isbaarada u taalay ay diideen in ay  qaadaan  isbaarada waxaana halkaas ka dhacday dagaal mudo socday waxaana ku dhintay 7 askari oo ka tirsan DFS dhaawaca ayaa la sheegay in uu intaas ka badan yahay.

Ma ah markii ugu horeysay ay ciidamo ka tirsan DFS ku dagaalamaan Isbaaro ay ku qaadaan lacago baad ah oo ay shacabka ku dhibaateeyaan

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online