Dad haraad ugu dhintay goballada Soomaaliya (Dhageyso)

April 26, 2014 - Written by Editor

haraadGalgaduud:-Meelo ka mid ah gobolka Gedo, gobollada Hiiraan, Galguduud iyo Puntland iyo Somaliland waxaa laga soo sheegay in lagu qabtay isu-soo baxyo duco iyo Alla bari roobdoon ah kaddib markii jiilaalkii dheeraaday oo biyo yaraan xoog leh ay dhacday.

Deegaannada qaar waxaa laga soo sheegay in dad harraad u dhintay ay jiraan. Waxaa ka mid ah degaanno ka tirsan gobolka Galguduud.

Mohamed Adan Rooble oo ka mid ah odayaasha Guri-ceel ayaa BBC uga warramay dadaal dadka dhibaateysan loogu gurmanayo.

Khadka telefoonka waxaa kula hadlay Farxaan Maxamed Jimcaale oo weydiiyay xaaladda biyo la’aanta sida ay hadda tahay.

Halkan ka Dhageyso

BBC Somalia

Leave a comment

*

Archives
April 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online