Musasada Al-Minhaaj ee gobalka Nugaal oo bilawday Wajigii 4aad ee Gurmadka (Masawiro)

April 30, 2014 - Written by Editor

3qGaroow:-Shir jaraa id oo ay si wada jir ah u wada qabteen gudoomiyihii gurmadka Sheikh Maxamuud Xaaji Yuusuf iyo gudoomiyaha fulinta Mu,asasada alminhaaj faraceeda gobolka nugaal Sheekh Mukhtaar Axmed Faarax  ayaa waxay soo bandhigeen iyaga oo kaashanaya mu,asasada almnhaaj Macalimiin iyo ducaad  ay musasada u dirtay  goobihii ay kadhacday daadadkii iyo duufaantii ku dhufatay deegaano ka tirsan gobalka Nugaal .

Culimada iyo Macalimiinta loo diray in ay deegaanada ay dufaanta ku dhufteen ayaa intooda badan ka yimid Machadka Al furqaan ee magaalda laascaanood  machadkaa oo  sheeh Caabdi Naasir Xaaji  illaah ha xifdiiyee uu gacanta ku hayo ayaa u kala anbabaxay tuulooyin dhowrah kuwaas oo loogu talagalay in ay diinta baraan dadkii  ay saamaysay duufaantu waxaana  ugu horaynba shirka jaraa id kahadlay Sheikh Maxamuud Xaji Yuusuf wuxuuna uu u hanbalyeeyay culimada  dadka bari doona diinta iyo Alminhaaj oo dhaxda uxiratay in ay umada diintooda iyo aduunkoodaba garab taagnaato waxaana sheekhu  dhamaan illah uga baryay  in ay illaah usahlo howsha adage e ay dhabarka saarteen .

Waxaa isna goobta kahadlay Gudomiyaha golaha fulinta Mu,asasada al minhaaj Gobolka Nugaal Sheikh Mukhtaar Axmed  Faarax waxaana uu cadeeyay in ay diyaariyeen  inka badan 12 mucalim oo guud ahaan  bari doona bulshada ay u tagayaan  diinta islaamka iyo waxyaabaha aasaasiga  waxaana ka mida meelaha culimada loo qorsheeyay in ay  tagaan

no images were found

(1)  Qarxis  2 baarweyn 3 budunbuto 4 Eyl  5 Xaaji khayr 6 dhuun 7 kabaal iyo meelakaloo ka agdhow waxaayna soconaysaa waxbarashadaani mudo dhan Halsano waxaana loogu talagalay in ay mudadaas soo baxaan dadyaqaan diintooda  umadana gaar siiya waxaana isla goobta lagu macasalaameeyay  7 sheekh oo u kala anbabixi doona meelihii loogu talagalay mid ka mida culimada oo goobta kahadlay ayaa sheegay  in si aada ugu faraxsanahay in ay umada ay gaarsiiyaan dacwada iyo  diinta allah iyaga oo gudanaya waajibkii allah saaray.

Musasat Al-Minhaaj
Halgan.net

 

 

Leave a comment

*

Archives
April 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online