Raisulwasaaraha DFS Cabdiweli Sheekh iyo wafdi uu horkacyo oo gaaray magaalada Kismaayo

April 12, 2014 - Written by Editor

breakKismaayo:-Raisulwasaaraha DFS Cabdiweli Sheekh iyo wafdi uu horkacayo ayaa goordhaw gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose waxaana si weyn loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo ,Madaxweyneha Maamulka KMG ee Juba Axmed Maxamed Islaan ayaa ka mid ahaa madaxdii ku soo dhaweysay garoonka diyaaradaha ee Kismaayo.

Amaanka magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada hoose ayaa waxaa si weyn u adkeeyey ciidanka Maamulka KMG ee Juba iyo ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada Kismaayo.

Wafdiga Raisulwasaaraha DFS Cabdiweli Sheekh ayaa waxaa loo galbiyey xarunta Madaxtooyada ee magaalada Kismaayo halkaas oo uu kulamo kala duwan uu kula qaadan doono Madaxweynaha Maamulka Juba Axmed Maxamed Islaan (AxmedMadoobe).

Cabdi Yare
Kismaayo

Leave a comment

*

Archives
April 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online