Sh Xassaan Xuseen Aadam oo lagu xiray magaalada Nairobi

April 2, 2014 - Written by Editor

xassaanNairobi:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Nairobi ee xarunta Kenya ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Sirdoonka dalka Kenya ay xalay goor dambe weerareen guri uu deganaa Wadaadka Xasaan Xuseen Aadan. Sheekh Xassaan Xuseen ayaa la xaqiijinayaa in xalay uu
u hoyday xabsi ku yaal magaalada Nairobi ,ilaa haatan lama yaqaan sababta loo qabtay wadaadkaan. Ma ah markii ugu horeysay ee Xasaan Xuseen Aadam la xiro waxaana horey loogu xiray magaalada Nairobi dhowr jeer oo hore waloow markii danbe xabsiga laga sii daayey markii Maxkamada la soo taagay laguna waayey wax danbi ah.

Xariga Xassaan Xuseen Aadam ayaa ku soo beegmaya xili shalay si bareer ah magaalada Mombaza loogu dilay Sh.Abubakar Shariff.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online